Waxay nu ku noolnahy guri ku yaal guriyihi hore oo ka koban dabaqyo badan.midkasi oo ka sacidaya meel aad ku hoydan dadka nolosha dhexe ku nool.lakin xubnaha bahda bisadaha guriyaha ku nool oo u qatan mala awaal inay tahay, kuwasi waxay cadene inay yihin kuwo aad ugu dhaw kuwa loo yaqan (homo sapiens),maxa yelay kuwa leh cidiyaha so labmaya oo ah kuwa la xifaltami kara kuwa lamidka ah sida libaaxyada,shabeekada, haram cadka iyo weliba bisada barafka ku nool cid kama baqan. Kororka qomka bisadaha oo leh sagaal nolol cidiyahoda inay dadka dhiban lakin laga helo faido badan.
Bisadahan ku nool dhulkan waxay leyihin xadeyn adag oo ugar ah. Qeybta hoose, tan kore iyo tan dhexe waxa leh jiirarka ama dooliyasha marka laga rebo kuwa baahan. Guriyaha waxa keliya logu tala gale kuwa yar yar waxa isticmala keliya kuwa horjoga yasha ah in ay jirkoda carabka ku lefan iyo in ay qoraxda ku qubeystan. Kuwa kamid ah xabal yanyuredka waxay raadiyan melaha raaxada leh si ay u helan hurdo nadif ah mesha aan guri oga bananen kuwa ah yanyuraha lula, tusaale, qolka waardiyaha halkaso ay ka heli labayen hurdo aan ficnen.Allah wuxu siiyey bisadahan labo cod mid ay isku leefan iyo mid ay ku ciyaan.sido kale qaar yaro ka tirsan bisadaha guryaha waxay dhiban ama soo jed ku dilaan waxa u dhaw dhamaan aya isticmalaya codadkoda habenki meelaha qar.
Kuwo ka mid ah deegaanka oo jeclan laha in ay nadif ahadan soda bisadaha aya dhibsada marka bisadaha gareyga ah ay haleeyan waxoda. Haada oo ka tirsan kuwa la nool aya waxay darenta in bisadahan lala baxsho bisadaha sagaalka seyn leh. Lakin wooleyda aya si goan laan ah u sugeysa in ay aragto sida bisada ay u boodo, hagag ma garaneno qofka loowici doono si uu u qaraaco bisada !